English Grammar Course - Af somaali : What is Grammar ? || Casharka 1 ASC dhamaan, waan idin salaamayaa. Kusoo dhawaada Greenways Academy. Waxaan kaa caawinayaa inaad barato luuqada ingiriisiga waqti yar oo kooban. Hadaba kusoo biir My Online School OO la Yiraahdo " Greenways Online Academy" Greenways Online Academy waxaad ka Heli doontaa Koorsooyin kala duwan, Sida : 1: English Basic( Casharo Bilaaw ah ) 2: Intermediate English( Casharo dhexe ) 3: Advance English( Casharo Sare) Koorsadaan markaad is diwaan galiso ; Waxaad heli doontaa casharo Online ku baxaayo OO aad ka daawan doonto " ZOOM " live eh. Qeeyb walbo waxaad ku dameeyneeysaa mudo 6 billod eh, Kadib waxaa u fadiisan doontaa imtixaan guud. Waxaa lagu siin doonaa " Shahaado aqoonsi " Cadeeyneeyso inaa koorsadaan aad dhameeysay. Hadaba Fursad yeey ku dhaafin ee Is diwaan gali. Waxaa igala soo xiriiri Kartaa Numberkaan Whatsappka : +254722445332 Welcome all !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! Casharadii Kuu Dhaafay; Halkaan Ka Soo Qabso : 👇👇👇👇 1: GRAMMAR : 🤍🤍youtube.com/watch?v=F6h0FeNRzIQ&list=PLG22GSUeTyAb0hKB_-as32hWyKBJUMgQH 2: PRONUNCIATION : 🤍🤍youtube.com/watch?v=AtoCKjc0ec8&list=PLG22GSUeTyAY4-QtuxZVB5Gl-21RLQGf2 3: How To Learn English : 🤍🤍youtube.com/wav=6f0AMhDV5TY&list=PLG22GSUeTyAbYxZKgCEp9CLfa88HHky6s 4: VOCABULARY : 🤍🤍youtube.com/watch?v=SM6dnHEaObk&list=PLG22GSUeTyAb9HMqzgHJm_xCpKOP2iWzU 5: EXPRESSIONS : 🤍🤍youtube.com/watch?v=DvLp9mviiRY&list=PLG22GSUeTyAZhntkSeDdmCtxpY-Il1BtE 6: CONVERSATIONS : 🤍🤍youtube.com/watch?v=XhTZ02gTP-8&list=PLG22GSUeTyAZAQThU6LTb7ilb6Y1FG6Ad 7: SHORT STORIES : 🤍🤍youtube.com/watch?v=cAyg8a8xs-U&list=PLG22GSUeTyAaD1LiFwJxtpsgKMqKlnFz- 𝐕𝐞𝐫𝐛𝐬 𝐏𝐚𝐫𝐭 𝟏 :🤍🤍youtube.com/watch?v=NmQza0ERoKg&t=1262s 𝐕𝐞𝐫𝐛𝐬 𝐏𝐚𝐫𝐭 𝟐 : 🤍🤍youtube.com/watch?v=w2mbpKLQFT0&t=141s SOCIAL MEDIA Whatsapp link // ....... Join this Group for More Practice : 🤍chat.whatsapp.com/GJkyouQLop33w3VpLhqK4S Instagram : Follw Me / 🤍🤍instagram.com/iam_cumaar_official/?hl=en Facebook Page : Follow Me / 🤍🤍facebook.com/Macalin-Omar-101998164621252/?ref=bookmarks. Barashada luuqada English ka,Ku baro english ka af somali,Luuqada english ka,Sidee ku baran karaa english,Sidee loo bartaa english,English online classes,Baro english macalin la aan,Baro luuqada english ka,Luuqada english,Macalin Omar,Ck reaction,Hees cusub 2020,Ciyaraha,Maxamed Qadar,Riwayado,Hindi af somali,Af somali ku baro englishka,Waxbarasho,Gulled simba,Kiin jamac,Sultan seraar,english somali #englishgrammar#course #englishsomalia #somali #somalienglish #Barashadaenglishka #Sideekubarankaraaenglish #englishafsomali #vocabularyenglish #waxbarasho#Kheyre#Sheeko#Grammar#Course
Zhp sidaas naloogumaa dhiganin dhinaca qeexida( noun ,pronoun,verb..........) ee sikala noloogu dhigay zhp
❤
Macalin sax miyaa waa kashaqeeye eksaska
4(j) Jason lives on thomson avenue .
5(j) January is the first month of year.
1peter and (i) are good friends
2 we are going to (ch)Chicago during our summer vacation.
3there is an interesting football game on (s)Sunday.
Macalin waa buugee sidoo U eg yahay
thankz my beast teacher❤❤
A S C jIzka laah
Qofki xamar jogo xaguu ka iibsanaa
Thank you
Tanks mudane ❤
1-Peter and I are good friends
2-We are going to Chicago during our simmer vacation.
3-There is an interesting foodball game on Sunday.
4-Jason lives on avenues.
Wll buuga halkeen kahelkara
Masha Allah
Pls lambarada sooraaci
Macalin ani hadaba waan kugu xirabahy ogow
Wallahi waan kudhagaystaa macalin keepgoin taecher
.mahad sanid wllo soo badi maclin
Asc walaal labarka noosheeg
Thanks teacher